Video Yarta Raadiya de Abdirahman Fiili 2025 Lyrics Lyrics

Escucha la música Lyrics más popular de Abdirahman Fiili y otros artistas en línea. Disfruta de las mejores canciones de 2025 en Musicas-Cristianas de música en línea. ¡Encuentra tu canción favorita y escúchala en cualquier momento y en cualquier lugar!

Video Yarta Raadiya » Abdirahman Fiili Letra

INICIOAbdirahman FiiliYarta Raadiya

Abdirahman Fiili - Yarta Raadiya Lyrics


Yartii maanku rabay
Een raadin jirey
Waan raagsadoo
Ruuxdaa tabtee
Ila raadiyaay!

Raadkeedii baan
Raadcada saqdhexe
Ku rafaad mutee
Ila raadiyaay!

Ma rumaysan karo
Raaliya ayaa
Rag ka soontayoo
Rugihii cilmiga
Awdal kaa rabtee
Ila raadiyaay!

Raasiyo qoraxay
Oo roobku helay
Armay raska da'ay
Reer samaysatoo
Raaxada ladaa?

Raaskii kalgacal
Rugahaa laas-qoray
Raad qaboow armay
Rucub miirataa
Reeraa u yaal
Jabuutina ramlee
Ila raadiyaay!
Run ahaan qardhiyo
Boosaasay rabtee
Ila raadiyaay
Ama raadco badan
Rugahaa wajeer
Iiga raadiyaay!

Erayada : miskiinkan

Laxanka: Oomaar

Codka: suldaankayga

Music: henok

Yarta Raadiya » Abdirahman Fiili Letras !!!
ANUNCIOS PUBLICITARIOS
Esta sitio web no aloja ningún tipo de archivo audio o video© Musicas-Cristianas 2025 España | Chile - Argentina - México. Todos los derechos reservados.

Escuchar músicas enlinea gratis, 2025 Escuchar Música Online, Música en Línea 2025, Música en Línea Gratis, Escuchar Música Gratis, Música Online 2025, Escuchar Música

Música 2025, Música 2025 Online, Escuchar Música Gratis 2025, Músicas 2025 Gratis, Escuchas top, Música de Moda.