Video Aduunyo de Ahmed M Shey 2025 Lyrics Lyrics

Escucha la música Lyrics más popular de Ahmed M Shey y otros artistas en línea. Disfruta de las mejores canciones de 2025 en Musicas-Cristianas de música en línea. ¡Encuentra tu canción favorita y escúchala en cualquier momento y en cualquier lugar!

Video Aduunyo » Ahmed M Shey Letra

INICIOAhmed M SheyAduunyo

Ahmed M Shey - Aduunyo Lyrics


#INTRO
M shey
Ooh yea yea yea yea hmmm
Ooh yea yea yea yea
Ooh yea yea yea yea hmmmm
Ooh yea yea yea yea
#INSTRUMENTAL

#CHORUS
Cuqdad ha isku beerin
Hana ciishonin
Cashar waaye aduunkaan
Naftaada ha ciilin
Ceebna ha dareemin
Calafkaaga ha sii deenin (Calafkaaga ha sii deenin)
Cuqdad ha isku beerin
Hana ciishonin
Calaf waaye aduunkaan (waaye aduunkaan)
Naftaada ha ciilin
Ceebna ha dareemin
Calafkaaga ha sii deenin
Ha sii deenin
Calafkaaga ha sii deenin

#VERSE
Wixii qoran, ma celin kartid!
Waxa dhacay, wax kama badeli kartid!
Qof tagay, ma tirsan kartid!
Meelan farxad yaalin, ma joogi kartid!
Nolol mugdi, kuma jiri kartid!
Qosol been, kuma qanci kartid!
Aamus naanta xigmad ah
Aadabtaa wanaag ah
Dhowrsa naanta sharaf ah
Oo garashadaa maqaam ah
Murugadaa wareer ah
Oo farxada wax walba ah
Kalsoonidaa awood ah
Ooo go'aankaa guul ah
#CHORUS
Cuqdad ha isku beerin
Hana ciishonon
Cashar waaye aduunkaan
Naftaada ha ciilin
Ceebna ha dareemin
Calafkaaga ha sii deenin
Cuqdad ha isku beerin
Hana ciishonin
Cashar waaye aduunkaan
Naftaada ha ciilin
Ceebna ha dareemin
Calafkaaga ha sii deenin

#VERSE
Nafta godob, kama gali kartid!
Qiimaheeda hoos, uma dhigi kartid!
Meeleey rabin, kuma riixi kartid!
Wixii dan u ah, kama celin kartid!
Waxaan dan u aheen, kuma qasbi kartid!
Farxadeeda kama qasi kartid (kama qasi kartid)
Daacad nimadaa daraja ah
Oo samirkaa naxariis ah
Cuqdadaa caqaba ah
Oo calool xumadaa ceeb ah
Dulqaadka dan ah
Oo adkee sigaa aayatiin ah
Dadnimadaa muhiim ah
Oo xishoodkaa xal ah
#CHORUS
Cuqdad ha isku beerin
Hana ciishonin
Cashar waaye aduunkaan
Naftaada ha ciilin
Ceebna ha dareemin
Calafkaaga ha sii deenin
Cuqdad ha isku beerin
Hana ciishonin
Calaf waaye aduunkaan
Naftaada ha ciilin
Ceebna ha dareemin
Calafkaaga ha sii deenin
Ha sii deeninn
Calafkaaga ha sii deeninnnn
Ha sii deenin
Calafkaaga ha sii deeninn

Aduunyo » Ahmed M Shey Letras !!!
ANUNCIOS PUBLICITARIOS
Esta sitio web no aloja ningún tipo de archivo audio o video© Musicas-Cristianas 2025 España | Chile - Argentina - México. Todos los derechos reservados.

Escuchar músicas enlinea gratis, 2025 Escuchar Música Online, Música en Línea 2025, Música en Línea Gratis, Escuchar Música Gratis, Música Online 2025, Escuchar Música

Música 2025, Música 2025 Online, Escuchar Música Gratis 2025, Músicas 2025 Gratis, Escuchas top, Música de Moda.