Video The Legend de Ahmed M Shey 2025 Lyrics Lyrics

Escucha la música Lyrics más popular de Ahmed M Shey y otros artistas en línea. Disfruta de las mejores canciones de 2025 en Musicas-Cristianas de música en línea. ¡Encuentra tu canción favorita y escúchala en cualquier momento y en cualquier lugar!

Video The Legend » Ahmed M Shey Letra

INICIOAhmed M SheyThe Legend

Ahmed M Shey - The Legend Lyrics


#VERSE
Samir haduu qof ahaan lahaa
Adigaa ahaa saaxib
Wanaag haduu jiro neh
Adigaa wax walba ahaa
Samir haduu qof ahaan lahaa
Adigaa ahaa saaxib
Wanaag haduu jiro neh
Adigaa wax walba ahaa

#CHORUS
Af samaantaada iyo aadabtaada
Qalbiyadeen ka go eeyn
Af samaantaada iyo aadabtaada
Qalbiyadeen ka go eeyn

#VERSE
Dunida waa qoraal, kama taagna su'aal
Maanta iyo bari, waa lawa kala duwan!
Si baan ku tashanaa, si kale la kulanaa!
Guule weyn noo gargaar
Marna waa murugnaa, marna waa faraxnaa!
Wixii qoran miyaan badali karnaa?
Marna waa murugnaa, marna waa faraxnaa!
Wixii qoran miyaan badali karnaa?
#CHORUS
Af samaantaada iyo aadabtaada
Qalbiyadeen ka go eeyn
Af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
Qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)

#VERSE
Qofaan xumaan aqoon
Afkiisa ka adkaa
Walaal iyo saaxiib weyneesan jiray
Bulshada eey jecleed
Tiir baad inoo aheed
Oo tusaale noo ah
Marna waan murugnaa, marna waa faraxnaa!
Wixii qoran miyaan badali karnaa?
Marna waa murugnaa, marna waa faraxnaa!
Wixii qoran miyaan badali karnaa? (wixii qoran miyaan badali karnaa?)

#CHORUS
Af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
Qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
Af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
Qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
Af samaantaada iyo aadabtaada (af samaantaada iyo aadabtaada)
Qalbiyadeen ka go eeyn (qalbiyadeen ka go eeyn)
Af samaantaada iyo aadabtaada
Qalbiyadeen ka go eeyn

The Legend » Ahmed M Shey Letras !!!
ANUNCIOS PUBLICITARIOS
Esta sitio web no aloja ningún tipo de archivo audio o video© Musicas-Cristianas 2025 España | Chile - Argentina - México. Todos los derechos reservados.

Escuchar músicas enlinea gratis, 2025 Escuchar Música Online, Música en Línea 2025, Música en Línea Gratis, Escuchar Música Gratis, Música Online 2025, Escuchar Música

Música 2025, Música 2025 Online, Escuchar Música Gratis 2025, Músicas 2025 Gratis, Escuchas top, Música de Moda.